Radio Daljir

    🔀Wacaal

    Kalfadhiga 1aad ee barlamaanka Soomaaliya oo berri furmi doona.

     

    Muqdisho, Feb 28 2017-Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay taariikhdu ku ...

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Barnaamijkii saaka iyo dunida iyo Maxamed Laki Man.

     

    Garoowe, Feb 28 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida waxaana xarunta Daljir Garoowe ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man.

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamed Laki Man.

     

    Garoowe, Feb 27 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Daljir Garoowe ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man.

    Warkii oo dhan

    HALKAAN KA DHEGAYSO: Qaybtii 15aad ee Taxanayaasha ARDAA2.

     

    Bossaso Feb, 27, 2017 - Waa Qaybtii 15aad ee taxanayaasha ARDAA, wuxuuna ku saabsan yahay todobaadkan Baaxadda Abaaraha ka jira Puntland iyo Baqadinta laga qabo saamayntooda.

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kahadlay xaaladda Puntland.

     

    Qardho, Feb 27 2017-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kamid ah isimada deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Karkaar ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Puntland gaar ahaan dhinacyada ammaanka, maciishadda, abaaraha iyo qodob...

    Warkii oo dhan

    DHEGAYSO: Wareysiga Radio Daljir la yeeshay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo dhammaystiran.

     

    Bossaso, Feb 27, 2017 - Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Isniin ah wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir, wareysigaasi oo madaxweynuhu uga hadlay arrimo badan

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada iyo Xuseen Madar.

     

    Boosaaso, Feb 27 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir ee Maanta waxaana barnaamijka xarunat Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale (X.Madar) Xulashada Daljir waxa...

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Taliska booliska Puntland oo ka hadlay xaaladda Boosaaso.

     

    Boosaaso, Feb 27 2017-Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska bilayska gobolka Bari iyo maamulka gobolka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaaladda ammaan ee Boosaaso iyo...

    Warkii oo dhan

    Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Imaaraadku joojiyo saldhigga Berbera.

     

    Muqdisho, Feb 27 2017-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dalka Sacuudiga Ka dalbaday In Imaaraadka Carabta ay joojiyaan Saldhigga Militari Ee Berbera.

    Warkii oo dhan

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka kasocda SH Dhexe.

     

    Jowhar, Feb 27 2017-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u joogo ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid y...

    Warkii oo dhan
    🔀Wacaal Darray ah
     

    DHEGEYSO-Taliska booliska Punt...

    Boosaaso, Feb 27 2017-Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska bilayska gobolka Bari iyo maamulka gobolka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaaladda ammaan ee Boosaaso iyo...

    Warkii oo dhan
     

    Madaxweynaha Soomaaliya oo dal...

    Muqdisho, Feb 27 2017-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dalka Sacuudiga Ka dalbaday In Imaaraadka Carabta ay joojiyaan Saldhigga Militari Ee Berbera.

    Warkii oo dhan
     

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo k...

    Jowhar, Feb 27 2017-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u joogo ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid y...

    Warkii oo dhan
     

    DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaar...

    Galkacyo, Feb 27 2017-Gudiga gurmadka abaaraha ee Puntland ayaa lacag iyo raashin gaarsiiyey deegaamo ay abaar ba’ani kajidhey oo katirsan gobolka Mudug ee Puntland.

    Warkii oo dhan
     

    DHEGEYSO-Madaxweyne Farmaajo o...

    Muqdisho, Feb 27 2017-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqday xarunta ciidanka Asluubta ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo quseeya daryeelka ciidanka asluubta iyo maxaabiista ay hayaan.

    Warkii oo dhan
     

    DHEGEYSO-Barnaamijkii saaka iy...

    Garoowe, Feb 27 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida waxaana xarunta Daljir Garoowe ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man.

    Warkii oo dhan
     

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iy...

    Garoowe, Feb 26 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Daljir Garoowe ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man.

    Warkii oo dhan

    QORMADA DALJIR

    ADEEGA BULSHADA

    Ogaysiis & Xayaysiis

    Facebook

    Sawirka Maanta

    Falcelis

    Asalaamu Caleeykum.
    Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

    anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

    Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

    Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...