MAAMULKA DEKEDDA GARACAD OO ICLAAMIYEY SHIR MULKIILAYAASHA BEENIYEYNA MAALGALIN AAN JIRIN

Guddoomiyaha Shirkadda Wadaagsan Warsame Axmed Shiddo ahna Guddoomiyaha Boodhka shirkadda maamusha Dekedda Garacad ayaa iclaamiyey shir hantiilayaasha shirkadda oo qabsoomaya 25ka bisha Luulyo. Shirkadda Wadaagsan ayaa waxaa kale oo ay gacanta ku haysa dhismaha jidka Wadaagsin ee loo yaqaan 3G Corridor ee isku xira magaalooyinka Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob. Warbixinta warkaas waxaa inoo haya Jamarti Yaxye

Diwaanka waraka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com