145 Sarkaal oo Booliska Federaalka Soomaaliya oo la La’yahay

145 Sarkaal oo Booliska Federaalka Soomaaliya oo la La’yahay

Warqad “Baafin Saraakiil” oo ka soo baxday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, qaybta Hoggaanka Ciidanka, ayaa lagu baafiyey 145 sarkaal oo looga shaki qabo in ay u goosteen dhanka AS. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa amray in saraakiishaas la soo qabto oo waajibkooda la marsiiyo saraakiishaas laga shakiyey, lana baafiyey.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com