Golaha Wasiirrada oo Taageeray Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka | Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda,amniga iyo doorashooyinka dalka.
COMMENTS