Siyaasi Abshir Cabdicasiis: “Maamulkii aanu ka tirsanayn inaanu ka madaxbanaanaano baan doonaynaa. Arrintaas arrin kale oo lagu bedelayaa ma jirto. Anigu go’aankaan idiin sheegayaa waa kaas. 17ka Xildhibaan ee goboladaan mateli jirey halkan [Golaha SSC-Khaatumo] bay ka jiraan ee arrintaan yaa wakhti la isaga lumin.” | #MAANHADAL
COMMENTS