2 qof oo rayad ah oo goor dhawayd lagu dilay Galkacyo & dableyda gaystay dilalka oo lagu raad joogo.

Galkacyo, July 17 – Koox dabley ah ayaa gelinkii dambe ee maanta toogasho ku dilay 2 dhallinyaro ah bartamaha magaalada Galkacyo. Ciidanka bilayska ayaa sheegay in ay ku raad joogaan daleyda falal dambiyeedka gaystay. Lama oga waxa sababay dilalka in kasta oo dad qaar ay sheegeen in ay u eg yihiin aano qabiil …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com