Hay’adda NRC ayaa Garoowe ka bilowday deegaamayn cusub oo loo udbayo 200 qoys oo danyar ah oo ku nool Garoowe. Mashruucan ayaa waxaa maaligalinaysa hay’adda qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR, waxaana munaasbaddii lagu dhagaxdhigay ka qaybgalay maamulka gobolka Nugaal iyo Guddoomiyaha degmada Garoowe.
Hoos ka dhegayso warbixinta oo uu inoo diyaariyay Cabdixakiim Xuseen Xasan.
COMMENTS