1 90 91 92 93 94 528 1104 / 6335 POSTS
Adeegsiga iyo Isticmaalka  Bacda iyo Caagga oo Ku Badanaya Soomaaliya iyo Baaritaanno Cilmi oo lagu Ogaaday Baaxadda Halistooda Caafimaad (dhegayso)

Adeegsiga iyo Isticmaalka Bacda iyo Caagga oo Ku Badanaya Soomaaliya iyo Baaritaanno Cilmi oo lagu Ogaaday Baaxadda Halistooda Caafimaad (dhegayso)

Bacda iyo walxaha kale ee caagga ka samaysan ayaa kaalimaha hore kaga jira shayda loogu adeegsiga badanyahay gudaha Soomaaliya oo dhan, kuwaasoo si si [...]
Warka Fiidnimo, Faadumo Degan Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Faadumo Degan Daljir Boosaaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Fadumo Degan Daahir, xarunta Daljir Boosaso. Dhegayste ha i [...]
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga Hadlay Amniga iyo Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran qaar kamid ah Dalalka Caalamka

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga Hadlay Amniga iyo Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran qaar kamid ah Dalalka Caalamka

-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumad [...]
Kulanka Haweenka – Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

Ciidamada militariga dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaamo ka mid ah gobolka Shabeelada dhexe kadib markii lasoo weeraray f [...]
Odayaasha gobolka Sanaag oo ka digay doorashooyinka Somaliland ee gobolka (dhegayso)

Odayaasha gobolka Sanaag oo ka digay doorashooyinka Somaliland ee gobolka (dhegayso)

Odayaasha gobolka Sanaag oo la hadlay radio Daljir ayaa ka digay doorashooyinka Somaliland in lasoo gaarsiiyo sanaadiiqda doorashada deegaamada gobolk [...]
Madaxwaynaha Puntland “Qorshaha dekedda kama laabanayno” (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland “Qorshaha dekedda kama laabanayno” (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed CalI Gaas oo ka hadlayay muranka ganacsatada iyo dowladda ee arimaha dekedda Bosaso ayaa waxaa uu she [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Arbaca ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdirax [...]
Taliyihii ciidamada taraafikada ee Soomaaliya oo ku geeriyooday xafiiskiisa Muqdisho

Taliyihii ciidamada taraafikada ee Soomaaliya oo ku geeriyooday xafiiskiisa Muqdisho

Taliyihii ciidmaada taraafikada ee dowladda faderaalka Soomaaliya Gen Cali Maxamed Shariif ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaana xafiisk [...]
Qarax maanta kadhacay magaalada Muqdisho iyo khasaare kadhashay

Qarax maanta kadhacay magaalada Muqdisho iyo khasaare kadhashay

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo Barqanimadii Maanta ka dhacy qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdi [...]
Tirada Kooxda Daacish ee Puntland oo sii kordhaysa

Tirada Kooxda Daacish ee Puntland oo sii kordhaysa

Waxaa sii kordhaya tirada dagaalamayaasha kooxda Daacish ee ku sugan dhulka buuralayda ah ee Waqooyi Bari Soomaaliya , sida lagu sheegay warbixin kaso [...]
1 90 91 92 93 94 528 1104 / 6335 POSTS