Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal ayaa waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo xirayey sanad dugsiyeedkii dugsiga Xaaji Aadan, islamarkaana lagu sagootinayey ardaydii fasalka 8aad ee dugsiga, Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa booqday warbixintaana ka diyaariyey.
DHEGAYSO
FAALLOOYIN & FALCELIN
mansha alaaah waa wax lagufarxo