26ka Juun iyo todobaadkan & halganka SSC-Khaatumo

Xuska 26ka Juun ayaa kamid ahaa arrimihii ugu weynaa ee ka socdey magaalada Laascaanood, iyadoo la hagaajiyey aadna loo qurxiyey xarunta Dawlada Hoose. Dhammaan calamada maamul goboleedada ayaa wajahada xaruntaasi lagu safay taas oo ka turjumaysa midnimada ummadda Soomaaliyeed. Qurxinta xarunta waxaa dabasocday madaafiic aad u xooggan oo Somaliland ku garaacayso magaalada iyadoo Dawladda Hoose … Continue reading 26ka Juun iyo todobaadkan & halganka SSC-Khaatumo