Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dareenka shacabka Puntland iyo Duufaanada ku soo wajahan Puntland (daawo)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dareenka shacabka Puntland iyo Duufaanada ku soo wajahan Puntland (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay dareenka shacabka Puntland iyo Duufaanada ku soo wajahan Puntland.

Saynab Cabdinuur ayaa Bosaaso ka soo jeedinaysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com