DHEEGEYSO-Khudbaddii 1da Aug uu kajeediyey Islaan Ciise Islaan Maxamed.

Garoowe, Aug, 02 2016–Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse oo kamid ah Isimada ugu waaweyn ee Puntland ayaa xalay khudabad dhinacyo badan taabanaysay kaga hadlay xafladdii lagu xusayey aasaaskii Puntland.

Islaanka ayaa waxa uu kudheeraaday muhiimadda ay leedahay wadashaqaynta shacabka iyo dowladda Puntland, kaalinta Puntland ee midnimada Soomaaliya, waxyaabaha looga baahan yahay Puntland iyo arrimo kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com