Garoowe, Aug 04 2016, Golaha xukuumadda Puntland oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa walaac ka muujiyey habka loo qaybsaday tirada xujayda Soomaaliyeed ee sanadkaan u socdaalaysa goobta barakaysan ee Xajka.
Daljir.com
COMMENTS