Qabridahar oo ka muddaharaaday masaajidada lagu gubay kilalka Amxaarada

Qabridahar oo ka muddaharaaday masaajidada lagu gubay kilalka Amxaarada

Shacabka Qabridahar ee gobolka QORRAXEY ayaa maanta isusoobax ballaadhan dhigay kaas oo lagaga soo horjeedo masaajidada lagu gubay kililka Axmaarada.

Jigjiga ayeysan suurtoobin in isusoobax lamid ah kan Qabridahare la qabto, kaddib markii ciidamada koofiyad casta ee Liyuu Booliska shalay lagu daadshay dhamman jidadka muhiimka ee Jigjiga, shacabkana lagu wargaliyey in aysan dhigi karin wax isusoobax ah oo looga soo horjeedo gubitaanka masaajidada kilalka Amxaarada.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com