DHEGEYSO-Maamulka Galmudug oo dalbaday ciidamo AMISOM ah.

Cadaado, Aug 12 2016-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in maamulkiisa ay dalbadeen in ciidamo AMISOM ah la keeno Magaalada Cadaado si ay u sugaan amaanka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in magaalada Cadaado ay dhowaan ka dhici doonaan Doorashooyinka maamulka Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com