Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Jariiban kormeer ku jooga (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Jariiban kormeer ku jooga (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay u kuurgalayey baahiyaha ka jira gudaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa la kulmay maamulka degmada.
warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdikhayr Maxamed Jaamac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com