Qowmiyda Oromada ayaa weerar ku soo qaaday saaka shacabka ku nool Tuulada Daarimi ee DDSI.
inta la xaqiijiyay weerarkan ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday, kadib markii ay shacabka deegaanka iska caabiyeen.
Tuulada Daarimi ayaa waxa ay hoos timaadaa degmada TuliGuuleed, waana deegaan Buuraley ah oo dhowr jee ay Oromada soo weerartay,waxaana dhawaan halkaasi booqasho kutagay aqoonyahan Faysal Rooble oo booqasho ku marayay gobolka.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com
COMMENTS