DHEGEYSO-Ciidamada ammaanka oo howlgalo dad lagu qaqabtay Galkacyo kawada.

Galkacyo, Aug 18 2016–Ciidamada Amniga gobolka Mudug ayaa saddexdii habeen ee lasoo dhaafay Gaalkacyo ka waday hawlgalo waawayn kuwaas oo ay ku saxayeen amniga gobolka sidoo kalana ku bartilamaansanayeen dhalinyarada sida dhaqan xumada ah u jarta timaha.

Taliye ku xigeenka  Qaybta Booliska gobolka Mudug ayaa sheegay inay hawlgaladii ugu danbeyey kusoo qabteen dhalinyaro kor u dhaafaysa 120 qof  kuwaas oo looga shakiyey falal amni daro iyo sidoo kale kuwo timaha qayb daystay dhana xiiray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com