Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo markale maxkamadda la soo taagayo

Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo markale maxkamadda la soo taagayo

Saakay oo ah Axad isla markaana ku beegan taariikhda 5-1-2020 ayaa lagu wadaa in mar labaad maxkmadda la soo taago Siyaasi Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Cabdicasiis Baydhabo iyo odayaal kale.

Horey ayaa la soo taagay Muuse Cali Jaamac iyo odayaasha, waxa ayna maxkamadda ku eedeysay in ay wadeen kicin bulsho.

Go’aan kama dambeys ah ayaa lagu wadaa in maxkamadda darajada koowaad ee ka gaarto odayaasha mudada ka badan bisha ku xiran xabsioga weyn ee magaalada Bosaso.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com