Garoowe, Aug 19 2016-Golaah xukuumadda Puntland ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee uu shir gudoominayey madaxweyne ku-xigeenka Puntland waxay kumeel mariyeen xeerka saxaafadda iyagoona akhriyey labo xeer oo kale.
Daljir.com
COMMENTS