Gaashaale sare Maxamed Aadan Jaamac oo ah garsoor ka socday maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukunka ku dhawaaqay .
Daawo.
Puntland oo Xakun ku ridaysa 13 ka tirsan Al-shabaab.
Puntland oo Xakun ku ridaysa 13 ka tirsan Al-shabaab.saddax ka mid ah ragan dil toogasho ayaa lagu xukumay. Gaashaale sare Maxamed Aadan Jaamac oo ah garsoor ka socday maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukunka ku dhawaaqay| Nala qaybso fikirkaaga, fiiradaada iyo falcelisba.
Posted by Radio Daljir on Tuesday, January 7, 2020
Sawiro.
COMMENTS