Galkacyo, Aug 24 2016-Wafti kasocda maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxa uu booqasho ku marayaa deegaamo hoosyimaada deegaanka Balli-busle ee gobolka Mudug oo ay kajiraan xiisado u dhexeeya Maleyshiya beeleed reer Puntland ah iyo ciidamo Galmudug ah.
COMMENTS