Waraysi: Xanuun sadex qof ku dilay gobolka Sool (dhegayso)

Waraysi: Xanuun sadex qof ku dilay gobolka Sool (dhegayso)

Degaanka Balicad iyo degaano kalle oo u dhow ayaa laga soo sheegayaa xanuun dadka degaanka wada saameeyey dadna ay ugu dhinteen degaaanka ilaa saddex qof ayaa dhintay ilaa doraaad .

Cumar Maxamed Ducaaale waa Dr ku nool magaaladaas wuxuu radio Daljir uga waramay xanuunka degaankaas laga soo sheegayo, wuxuuna bulshada iyo wasaaaradda caafimaadka Puntland ugu baaqay inay daawo la gaarto degaankaas
cXakiin Xusein oo Garoowe jooga ayuu u waramay.
https://soundcloud.com/user-995878235/waraysi-cumar-yare

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com