Muqdisho, Sep 04 02016–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe lacagtii dhawaan laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Bankiga Dhexe loo geystay Xatooyo , laakiin uusan ka jirin Bankiga Musuq Maasuq, inkasta oo dowladda federalka ah lagu tuhunsan yahay ku luglahgaanshaha lacagtaasi
COMMENTS