Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo ku hanjabay inay Badali doonaan Xubnaha Ahlusuna ee Baarlamaanka (Daawo)

Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo ku hanjabay inay Badali doonaan Xubnaha Ahlusuna ee Baarlamaanka (Daawo)

Qaar ka mid ah Odayaasha saxiixayaasha Galmudug ayaa ku goodiyay in hadii Xildhibaanada Ahlusunna ka soo galay Baarlamaanka Galmudug ay ku soo xaroowaayaan mudo 12 Saacadood ah ay badalidoonaan Xildhibaano kale oo cusub.

Qaar ka mid Odayaasha oo kulan ku qaatay xarunta Gudigga doorashada ee Shiirkole ayaa warbaahinta u sheegey in Xildhibaanada Ahlusunna ay ugu baaqayaan soo xaadirida xaruntaasi mudo 12-saac ah gudohood , hadii ay baaqa ka dhaga furaystaana ay ku badi doonaa Xildhibaano kale sida ay hadalka u dhegeen.

Hoos ka daawo Muqaalka Odayasha oo dhamaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com