Wasiirka wasaarada waxbarashada Puntland Cabdilaahi Maxamed Xasan oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray wasiirka waxbarashada DFS.
Waxa uu sheegay in dowladdu ay baal martay heshiisyo ay kala saxiixdeen.
Daawo.
Wasiirka Waxbarashadda Puntland
Posted by Radio Daljir on Sunday, January 26, 2020
COMMENTS