Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa diiwaan geliyay musharax madaxwayne Cabdirxmaan Aaden Sabriye isago diwaangalinta kadib Faariin u diray u diray musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Galmudug.
Dhinaca kale Xildhibaan Mire oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa sharaxaad ka bixinaya habraaca Doorashooyinka Galmuddug.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS