Dhuusamareeb, Sep 09 2016–Xilli shaqaaqooyinkii xalay ka dhacay Caabudwaaq maamulka Galmudug ay ku eedeeyeen Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Puntland ayaa arrintaasi waxaa gaashaanka u daruuray oo beeniyay Maamulka Galgaduud Sare.
Kusimaha Madaxwaynaha Galgaduud sare Deeq Aadan Xirsi oo waraysi siiyay Daljir ayaa raaligalin ka bixiyay eedaynta Galmudug. Wuxuu u waramay wariye Kooshin.
COMMENTS