DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shacab kula tukadey Galkacyo.

Galkacyo, Sep 12 2016-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa saaka salaadii ciida magaalada Galkacyo kula tukadey kumanaan kamid ah shacabka magaaladaasi.

Warbixin Shaafici Cabdulqaadir.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com