Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi ayaa saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Daniel Arap Moi wuxuu xukumayay wadanka kenya muddo 24 Sanno, Waxaa uu xilka ka degay sanadkii 2002dii.

Madaxweynihii hore oo ku dhintay da’da 95 jir ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Niarobi Bishii October ee Sanadkii hore halkaasi oo lagu dabiibayay.

Diiwaanka wararka.

Radi Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com