Waa ay dadaalayaan, laakiin ma moogana muranka ku gadaaman (daawo)

Waa ay dadaalayaan, laakiin ma moogana muranka ku gadaaman (daawo)

Go’aankii diidmada ee Wasiir Goodax Barre ardeyda Puntland u diiday Shahaada Dugsiga Sare saameyn intee le’eg buu ku yeeshay ardeyda Puntland? Go’aanka Wasiir Goodax sidoo kale saameyn intee le’eg buu ku yeeshay hooyada suuqa yaanyada iyo bur-shiishiidka la fadhida oo carruurta qaarna weli sugayaan shahaadadoodii, qaarna ka walbahaarayaan waxa dhici doona markii ay dugsi sare dhammeeyaan?

Kaga bogo warbixinta hoose oo uu Dugsiga ….. inoo ka diyaariyey Mohamad Hassan Dhalo Camerada Xassan Heykal .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com