DHEGEYSO-Shir dhaqameed lagu qabtay magaalada Buuhoodle.

Buuhoodle, Sep 13 2016–Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa maanta waxaa kadhacay shir dhaqameed lagu taageerayey Ugaas Maxamuud Ugaas Cabduulaahi Ugaas Ciise Nuur, oo bedelayey Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com