Garoowe, Sep 15 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa kadhacay banaanbaxyo xoogan oo looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee kusoo qulqulaya magaaladaasi.
Dibadbaxaani ayaa waxaa kasoo qaybgalay boqolaal kamida ah shacabka kunool magaalada Garoowe oo diidanaa dadka Itoobiyaanka ah oo siweyn ugu soo qulqulaya magaalada Garoowe.
COMMENTS