Muqdisho, Sep 19 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dacwada ee badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Kenya.
Madaxweynah Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in hal taako oo ka mid ah badda Soomaaliya ay qaadato dowladda Kenya, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay Soomaaliya ay leedahay badda lagu murmaayo.
COMMENTS