Falanqeyn: Muxuu ka dhiganyahay safarka madaxweyne Farmaajo ee Hargaisa?

Falanqeyn: Muxuu ka dhiganyahay safarka madaxweyne Farmaajo ee Hargaisa?

Maalmahan waxaa siwayn loo hadal hayay safar uu madaxweyne Farmaajo ku tagi doono magaalada Hargaisa ee xarunta maamulka Soomaaliland, kaas oo aan horay loo shii shaacin waqtigiisa iyo waayaha joogitaan ee uu qaadan doono.
Safarkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi ay kulan ku yeesheen magaalada Adis-Ababa.

Hadaba muxuu ka dhiganyahay safarkaasi madaxweyne Farmaajo? Su’aalahaas iyo kuwo kale wa ay Daljir hor dhigtay Cismaan Yuusuf Xaraare oo ka faalooda arimaha siyaasada, horayna u soo noqday mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdifataax Cumar Geedi ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com