Daacishta Soomaaliya oo soo bandhigtay sawiro muujinaya malayshiyaadkooda oo tababar ku qaadanaya gobolka Bari

Daacishta Soomaaliya oo soo bandhigtay sawiro muujinaya malayshiyaadkooda oo tababar ku qaadanaya gobolka Bari

Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Bari ayaa waxa ay soo bandhigeen muuqaal muujinayay malayshiyaadkooda oo tababar ku qaadanaya xero ay ku leeyihiin Puntland.

Daacish waxa ay siidaysay sawirkan idiin muuqda, waxayna sidoo kale sheegeen in dagaal yahanadooda ayku tababaraan xerooyin ay ugu magac dareen hoggaamiyihii hore ee Daacish Abuubakar Al-baqdaadi iyo sarkaal sare.

Hadaba maxaa la gudboon  Puntland si loo soo afjaro Aggaixisadan sii xoogaysanaysa? Waa su’aal jawaab teeda laga sugayo dowladda Puntland.

Islamic State releases photoset from Wilayah Somal showing scenes from training camp “Abu Bakr al-Qurashi and Abu al-Hasan al-Muhajir” reportedly somewhere in the Puntland region, Northeastern Somalia

Warbaahinta caaalamka ayaa sannadkii lasoo dhaafay qoray in kooxdu bilowday qorashada askar cusub, kadib markii tiro badan oo katirsan dagaalamayaasheedu ay ku dhinteen dagaalo ay la galeen Alshabab, ciiddamada Puntland duqeymaha Maraykanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com