Madaxweyne laftagareen oo Magacaabis sameyeey

Madaxweyne laftagareen oo Magacaabis sameyeey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu waregto ku Magacaabey xilka Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Xilka guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose loo Magacaabey Maxamuud Axmed Maxamed Mahadalle (Mire).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com