Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay Amaanka Magaaladda Gaalkacyo,kadib dil shalay lagu geeystay Gaalkcyo Nabadoon Geesdir
Sido kale Ciidamada ayaa howlago Gaalkcyo ay ka sameyeen waxay ku soo qab qabteen tiro dad ah oo loga shakiyeey dilka Nabadoonka.
Arrimo Badan oo Xaalada Gobalka Mudug ah ayuu ka hadlay Wuxuuna khadka Taleefanka Ugu Waramay Wariye Hodan Sulub Diini.
COMMENTS