DHEGEYSO-Webiga Shabeelle oo cunay laba ruux oo beeraleey ah.

Bayxaaw, Sep 25 2016–Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan deegaanka Beyxaaw ayaa sheegaya in webiga Shabeelle uu cunay laba nin oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Cali Guud-laawe ayaa sheegay in labada ruux ee geeriyoodey ay ahaayeen kuwa u adeegayey shacabka deegaanka samaynayey buq ay biyuhu ka faafaan xilliyada fatahaada webiga Shabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com