Kulan loga hadlayeey dhismaha laamiga Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq oo degmadaas ka qabsoomay (dhegayso)

Kulan loga hadlayeey dhismaha laamiga Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq oo degmadaas ka qabsoomay (dhegayso)

Munaasabad Bulshada loogu baraarujinayay ka qeyb qaadashada dhismaha laamiga Garoonka diyaaradaha ee degmadaaas ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq,waxaana ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Galmudug.

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com