Muqdisho, Sep 27 2016-Madaxweynihii dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo boqolaal taageerayaashiisa ah kula hadlay Muqdisho ayaa kahadlay sababaha kudhaliyey inuu markale musharax noqdo.
COMMENTS