Dangorayo, Sep 27 2016–Kadib muran kadhashay soo xulista xubnaha golaha deegaanka ee degmada Dangorayo ayaa dhowaan dowladda Puntland arrinkaasi ku guulaysatay, waxaana ladoortay maamul cusub oo shalay xilka kala wareegey maamulkii hore, iyadoona maanta ladhaariyey xubnihii dhimmanaa ee golaha deegaanka.
Warbixintaan waxaa Garoowe kasoo diray Cabdirashiid Bashiir Maxmauud.
COMMENTS