Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia.

Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Cabdi Jaamac oo ku takhasuusay Xanuunada Caruurta,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com