Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo ku dagaalamay Laasqoray

Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo ku dagaalamay Laasqoray

Degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa saaka dagaal uu ku dhexmaray ciidamada kala taabacsan maamulada Soomalailand iyo Puntland.

labada ciidan ayaa ilaalo u ahaa guddoomiye yaasha gobolka Sanaag eee maamulada Puntland iyo Soomalailand.

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay dagalkaas, halka mid kalena dhaawac uu soo gaaray, waxaana kan dhaawaca uu soo gaaray la geeyay Xarun Caafimaad oo ku taalla degamda Laasqoray.

Daljir kala soco faah faahinta warkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com