Degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo lagu qabtay Mudaharaad balaaran (dhegayso)

Degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo lagu qabtay Mudaharaad balaaran (dhegayso)

Deegaanka Balibusle ee degmada Jariiban gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo Kiis Kufsi ah kaasi oo maxkamadu ay sheegtay inay waxba ku wayday dadkii loo haystay.

Hodan Shanlayste oo ah hooyo Caruur ku haystay Garowe ayaa Kufsi iyo Dil laysugu daray kadib hawlgal ay ciidamadu sameeyeen waxaa loo qabtay Dad ilaa 7 qof gaaraya.

Waxgaradka iyo Abukaatayaal kusugan gobolka Mudug gaar ahaana degmada Jariiban ayaa arintaasi ku tilmaamay mid aan sharciga wafaqin.

Aqoonyahan C/wali Xassan Maxamed ahna Qaaliga Maxkamada deegaanka Balibusle iyo Abukaate Maxamed Maxamuud Xirsi ayaa Baaq u diray Madaxweynaha Dawlada Puntland Siciid C/laahi Dani.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com