Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)

Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)

Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar iyo wafdigii uu hogaaminayay oo booqasho maalin qaadatay ku tagay magaalada Hara,isago kulama la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada degaankaas,waxayna u soo bandhigeen baahiya ay xiligan qabaan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa dib ugu soo kicitimay dhanka Caasimada Deegaanka ee Jigjiga, waxayna intay dhexda ku soo jireen soo mareen xerada barakacayaasha ee Qolaji, Qabalayaasha Ceel-baxay iyo Dhagaxle, halkaas oo bulshadii ku dhaqnayd ay xog-waraysi la xidhiidha xaladaha nololeed iyo nabad galyo wada yeesheen .

Mustafe Cagjar Madaxweynaha Dowlad degaanka Somaalida ayaa maalmahan waday kormeero uu ku samaynayo degaano dhowr ah,isago shacabka ka waraysanayeey baahiya ay qabaan xiligan iyo sida wax looga qaban karro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com