Garoowe, Oct 04 2016–Soomaaliya ayaa lagu wadaa kahor dhammaadkan sanadkan inay ka dhacdo doorashada madaxwaynaha iyo midda labada aqal ee baarlamaanka.
Doorashadan ayaa ka duwan kuwii kahoreeyey marka loo eego sida dowladdaha dariska iyo kuwa kale ee Beesha Caalamka ay ugu dhex jiraan arrimaha soconaya, dhanka kalena xubno kale duwan oo raadinaya kuraasta labada aqal ee baarlamaanka ayaa ku sugan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland oo ka wada olole doorasho.
Hadaba side ay wax u socdaan iyo doorashooyinkan waxa ay kaga gedisantahay kuwii kahoreeyey waxaanu ka waraysanay Maxamed Cilmi Cabdalle oo siyaasi ku sugan Puntland , isagoona Garoowe jooga ayuu u waramay Maxamuud Cabdi Ibrahim
COMMENTS