MAANHADAL: Khilaafka DFS & Maamul gobaleedyada iyo Dulaankii Dhuusamareeb iyo Baladxaawo (dhegayso | daawo)

MAANHADAL: Khilaafka DFS & Maamul gobaleedyada iyo Dulaankii Dhuusamareeb iyo Baladxaawo (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan dhageystiyaal Barnaamijka Maanhadal oo maalinta jimcaha ad ka dhagaysataan Radio Daljir Somaaliya,todobaadkan Waxaan ku falanqeynayaa Barnaamijka khilaafka sii xogaysanaya ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul gobaleedyada iyo sida loo arko Dulaanka DFS ku qaaday Dhuusamareeb iyo Baladxaawo.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaya Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin la socda xaaladda siyaasadeed ee dalka,iyado shacabka ka qayb qadanayaan,kana hadlayaan Arragtidooda talabooyinkaas iyo khilaafkaas jiraa.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Ayaa Barnaamijka ka soo jeedinaya Xarunta Daljir ee Bosaaso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com