Muqdisho, Oct 08 2016–Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kahadlay dagaalka kadhacay magaalada Galkacyo ee u dhexeeya ciidanka Puntland iyo Galmudug.
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed wuxuu sheegay in ay nasiib darro tahay in ay xiligan dagaalo dib uga bilowdaan meelo kamid ah gudaha Soomaaliya.
COMMENTS