Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxa lagu so qabtay Khamri farabadan,kadib howlgalo ay sameyeen Ciidamadda Amaanka dowladda Puntland ee gobalka Sanaag.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag Bashiir cali oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay howlgadda Ciidamadu sameyeen iyo Maandooriyaha ay gacanta ku soo dhigeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com